Labo qarax oo ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Labo qarax ayaa galabta casar gaabadkii iyo caawa ka kala dhacay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho. Qaraxa hore ayaa la soo sheegay inuu ka dhacay degmada Dharkeynley ka dib markii Gaari waxyaabaha qarxa ku xirnaayeen uu ku qarxay xaafadda Nuur Aduunyo ee degmadaas kaasoo daryankiisa laga maqlay meelo badan. Qaraxa oo ka dhashay … Continue reading Labo qarax oo ka dhacay qeybo ka mid ah Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey